Xilliga la qabanayo Doorashada kursi ay ku tartamaan Sanbaloolshe iyo xubno kale oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa caawa shaaciyay habraaca doorashada iyo odayaasha dhaqanka ee soo xuluaya ergada dooraneysa kursiga tirsigiisu yahay HOP058 oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne. Kursigan waxaa horey ugu fadhiyay Xildhibaan Nuur Iidow Beyle oo mar kalana u tartamaya, waxaa sidoo kale kursigan oo doorashadiisa adkaan doonto isna u tartamaya taliyihii hore … Continue reading Xilliga la qabanayo Doorashada kursi ay ku tartamaan Sanbaloolshe iyo xubno kale oo la shaaciyay